Ciidamo Itoobiyaan oo gaaray Dhuusamareeb iyo shaki xoogan oo laga muujiyey

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo dhowaan lagu wado inay ka dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Galmudug. Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ka soo talaabeen xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dowlad degaanka Soomaalida. Lama oga illaa hadda sababta ay ciidamada Itoobiya u tageen Dhuusamareeb iyo ujeedadooda, dowlada Somaliyana … Continue reading Ciidamo Itoobiyaan oo gaaray Dhuusamareeb iyo shaki xoogan oo laga muujiyey